Guddoomiyeyasha Olombikada iyo xiriirka degmada Baladweyne oo la magacaabay.

0
405

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha olombikada gobolka Hiiraan Cali Maxamed Cabdi Raaxoy ayaa maanta magacaabay guddoomiyeyaasha xiirirka iyo olombikada degmada Baladweyne.

Cali Maxamed Cabdi Raaxoy ayaa Radio Beerlula u akhriyay magacyada xubnaha uu magacaabay iyo kuwa xilalka uu ka qaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here