Guddoomiyiihii degmada Feerfeer ee gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday.

0
172

Baladweyne (Radio Beerlula)- Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ee Maamulka Hirshabelle Muuse Salaad wehliye ayaa soo saaray wareegto oo xilkii kaga qaaday Gudoomiyhii Degmada Feer-Feer ee Gobalka Hiiraan jeelle faarax ciyoow.

Wareegtada Kasoo Baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Muuse Salaad Wehliyo ayaa sidoo kale lagu magaacay Muuse Cabdiqaadir Muuse oo noqonaayo Gudoomiyaha cusub ee Degmada Feer-Feer ee Gobalka Hiiraan.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid  Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here