Gudiga dhismaha Masjidka Muuse Boqor oo codsaday in laga qayb qaato dhismihiisa.

0
129

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga gacanta ku hayo Dhismaha Masjidka Muuse Boqor oo maraya heer gab gabo ah ayaa  codsaday in laga qeyb qaato dhameyastirka masjidkan

masjidkan oo ka kooban qeybo badan ayaa u bahan in la dhameys tiro maadama qarashkii lagu dhisi lahaa uu go-ay.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here