Gudiga gacanta ku haaya dhismaha Markizka Dacwatul Islaam Kismaayo oo codsaday in laga qayb qaato

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudiga gacanta ku haaya dhismaha Markizka Dacwatul Islaam oo laga dhisaayo duleedka magaalada Kismaayo ayaa bulshada Soomaaliyeed ka codsaday in laga qayb qaato dhismihiisa.

 

Dhismaha Markizkaan ayaa waxaa uu ka kooban yahay Masaajid , Xaruun lagu xanaaneyo caruurta iyo Dugsiga lagu barto culuumta Qur’aanka kariimka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here