Baladweyne (Radio Beerlula)-Culimada masjidka jamaca degmada Abdaal ee Gobalka saaxil ayaa dadka muxsiniinta ah ugu baaqay inaay ka qeeyb qataan dhismaha masjidka.
Masjidkaan oo dhisan ku dhawaad koton sano ayaa xiligaan waxaa ka muqdo burbur iyadoona qaar kamid ah jameecada masjidka aay ku tukudaan bananka masjidka sawaba la xariiro masjidka oo aan qaadin dad badan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.
Audio Player