Gudiga gacanta ku haaya dhismaha Masjidka Degmada Afmadow oo codsaday laga qayb qaato dhismahiisa

0
144

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudiga Culimada ah iyo Odayaasha Degmada Afmadow islamarkaana Gacanta ku haya dhismaja iyo dib u baalarinta Masaajidka Al-Nuur ayaa codsaday in laga qayb qaato dhismaha Masjidka.

Masjidka Al-Nuur ayaa kamid ah goobaha Cibaadada ee ugu qadiimisan Degmada kaasi oo la doonayo in loo dhiso si casri si loo kordhiyo baaxadiisa.

Warkan Waxaa Inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here