Gudiga madarsada Axmed bin Xambal ee Magaalada Ceynaba oo bulshada ka codsaday in la qayb qaato dhismaha Madarasada.

0
118

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudiga gacanta ku haaya dhismaha madarasada Axmed bin Xambal ee Magaalada Caynaba ayaa bulshada ka dalbaday in ay ka qayb qaato dhismaha Madarasada.

Madarasadan ayaa waxa ay muhiim tahay Ardayda magaalda kuwaas oo la doonayo in lagu baro Culuumta Shareecada Islaamka.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.