Gudiga sharci dajinta dowladaha hoose ee Koonfur galbeed oo tababar looga furay Baydhabo

0
111

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xaaji Xasan ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray tababarka iyo dhismaha Golaha Wadajirka Maxaliga ah iyo Guddiga Sharci-dejinta ee iskaashiga dowladaha hoose iyo Baarlamaanka Koonfur Galbeed.

Munaasabadda furitaanka ayaa waxaa ka qeyb galay guddoomiyeyaasha degmooyinka, xubno ka tirsan golayaasha deegaanka, xildhibaanada Koonfur Galbeed iyo mas’uuliyiin kale.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here