Gudoomiyaha degmada Diinsoor oo dhagax dhigay dugsiga sare ee Sheekh Xuseen.

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Diinsoor ayaa dhagaxdhigay dugsiga sare ee dagmada.

Munaasabada dhagaxdhiga ayaa waxaa kusugnaa boqolaal shacabka degmada bahda waxbarashada haween iyo dhalinyaro.

waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here