Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo qalab kalluumeeysi ku wareejiyay iskaashitooyiinka Kalluunka

0
104

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa agab loogu talagalay kalluumeysiga ku wareejiyay Iskaashatada kalluumeeysiga ee Gobalka Banaadir.

Agabka la wareejiyay waxa uu ka koobnaa qalabka aasaasiga u ah Kalluumeeysiga Sida Solarada, Doomaha Shareeca iyo qalabka lagu keediyo kalluunka.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here