Gudoomiyaha Mamulka Gobolka Banadir oo Muqdisho ka Dhagax Dhigay dib Udhiska xarunta Cusub ee dagmada Shan Gaani

0
127

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska xarunta cusub ee Degmada Shingaani, taas oo ah markii ugu horreysay ee xarun rasmi ah looga dhiso degmada muddo 50 sano ah, kadib markii aasaaskeedii hore uu gabi ahaanba burburay

Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa Waxas ka soo qaybgalay mas’uuliyiin heerar kala duwan leh, sida Odayaasha deegaanka, Haween, iyo Dhalinyaro

waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here