Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo warshadaha soomaaliya maxamuud cabdikariin gabeyre oo shir jaraaid ku qabtay xarunta rugta ganacsiga ee muqdisho ayaa Wasaaradda Maaliyada,maamulka Gobolka Banaadir iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu baaqay in loo gurmado dadkii ku hanti beelay dab dhawaan ka kacay Suuqa Bakaaraha
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed