Gurmad la gaarsiiyay degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool.

0
176

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hayada maareeynta musiibooyiinka qaranka ee Sodma ayaa deeq raashiin gaarsiisay magaalada xudur ee gobalka Bakool.

Deeqdan ayaa isugu jirtay Bariis, Bur, Baasto, Timir iyo Saliid kuwaas oo loogu talo galay dadka ay saameeyeen daadadka kusoo rogmaday magaalada.

Warbixintan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.