Baledweyne ( Radio Beerlula )- Gudoomiyaha Hay’adda Nadfor ayaa magaalada hargeysa ka daah-furay wajigii 4aad ee qaybinta raashin loogu tala galay Gobaladda Sool iyo Sanaag.
Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta hay,ada udiyaargarowga aafooyinka Soomailand ee magaalada hargeysa ayaa waxaa goobjoog ahaa madaxda hay,ada madax kasocotay gobolada Sool iyo Sanaag iyo waxgara.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.


