Guryo loo dhisay barakacayasha Baydhabo oo xariga laga jaray.

0
62

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacyaasha Dowlad goboleedka Koonfur-galbeed Oo ay weheliyaan Waaxda Dhulka maamulka Degmada Baydhabo iyo mas’uuliyin katirsan Hay’adaha UN iyo Avord ayaa maanta Xariga ka jarey 314 Guri Oo Loo dhisay dadka Barajacyaasha kunool Barwaaqo.

Dhismayaasha ayaa waxaa qeyb ka ah Xafiisyo iyo xarun loogu tala galay in barakacayaasha lagu baro xarifado ay ku shaqeystaan .

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here