Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray xaafad cusub oo laga hirgiliyay duleedka magalada cadaado ee gobolka Galgaduud taaso ay ka faa’deysteen 117 qoys oo barakacayaal ah.
Dhismaha xaafadan cusub ayaa loogu talagalady dadka barakacayaasha ah ee ku nool magaalada cadaado taasoo qeyb ka ah mashruuca xalka waara oo ay iska kaashadeen dowlada Soomaaliya, maamulka Galmudug ha’yaddaha UNHCR iyo NRC.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.


