guud ahaan natiijooyinka kulammadii laga ciyaaray Champions League

0
54

Kulammo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Champions League ayaa la ciyaaray, iyadoo ay ku jireen kulammo waa weyn.

Kooxaha Barcelona iyo Inter Milan ayaa kulan Lix gool leyska dhaliyay ee ka dhacay garoonka Camp Nou waxay ku kala baxeen barbardhac 3-3 ah, taasoo ka dhigeysa in haddii kulanka soo aadan ay Inter guul gaarto ay u gudbi doonto wareega xiga ee tartankan.

 

Haddaba halkan hoose ka eeg natiijooyinka dhammaan kulammadii laga ciyaaray wareega Gruubyada ee tartanka Champions League:

Group A

Napoli 4-2 Ajax

Rangers 1-7 Liverpool

Group B

Atletico Madrid 0-0  Club Brugge

Bayer Leverkusen 0-3 FC Porto

Group C

Barcelona 3-3 Inter

Viktoria Plzen 2-4 Bayern Munich

Group D

Sporting CP 0-2 Marseille

Tottenham Hotspur 3-2 Eintracht Frankfurt.