Hanti dhowrayasha dowladaha hoose ee Somaliland oo tababar looga furay Hargeysa .

0
109

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Arrimaha gudaha ee maamulka soomaliland ayaa magaalada hargeeysa Tababar u furey qaar kamid ah howl-wadeenada Hantidhawrayaasha gudaha ee Dawladaha hoose.

Tababarkan oo socdoono mudo labo maalim ah ayaa waxa shaqaalaha lagu bari doonaa cashiro la xiriira xisaabaadka iyo maamulka maaliyada.

 

Warbxintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.