Haween ah oo barakacayaal ah oo maalgalin loogu sameeyay Hargeysa.

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-in kabadan 50 haween ah oo dagan kaamka qalax ee magaalada hargeysa ayaa lagudoonsiiyay lacago maalgilin ah si ay noloshooda ugu dabaraan.

lacag gaareyso 450 dollar ayaa lagudoonsiiyay mid kasto oo kamid ah haweenkan si ugu sameysato ganacsi yar.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan