Haween badan oo fursado shaqo ka helay maqaayadaha yaryar ee Baladweyne

0
150

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool haween badan oo nolol maalmeedka qoysaskooda ka mareeya karinta cunnada iyagoo ka shaqeeya maqaayadaha yaryarka.

Haweenkan ayaa iskugu jira kuwa iyaga iska leh maqaayadaha oo ka shaqeysta iyo kuwa u shaqeeya haween kale si nolol maalmeedkooda ay uga helan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here