Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool haween badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Hilibka Xoolaha Noocyadiis kala duwan.
haweenkan ayaa iibiya hilibka Lo’da, Ariga, Iyo Geela waxa ayna lacagta ay kahelaan kumareeyan noloshooda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.


