Haween badan oo ku nool jowhar oo ku shaqeysta mooto bajaajta.

0
218

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenkan oo ku nool magalada jowhar ee gobolka shabellaha dhexe ayaa ku dhiiraday ineey ku shaqeystan gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bajaajta si ay ugu maareeyaan nolosha qoyskoda.

Shaqo yaraanta ka jirta dalka ayaa sababtay  in haweenka ay qabtaan shaqooyin kala duwan si ay kaalin mug leh uga qaataan maareynta reerka iyo waxbarashada Caruurta.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen