Baledweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku ganacsada kaamamka barakacayaasha ee ku yaalla magaalada Baladweyne iyagoo iibiya Subagga,Qudaarta,iyo adeegyo kale.
Ganansiyadan haweenkan aay sameeysteen ayeey lacagaha ka helaan waxaa ay ku dabaraan nolosha qoysaskooda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim


