Baladwayne (Radio Beerlula )-Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin lagu gudoonsiinayo 45 Haween ah oo bartay xirfadaha gacanta sida Cilaansaarka iyo Xarqaanka oo ay u qabatay dalladda Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Koonfur Galbeed.
Munaasabada ayaa waxa ka qeybgalay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed , Waalidiin iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.