Haween bartay farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay Burco

0
130

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjibinayeen Haween bartay Farsamada Gacanta.

Haweenkan oo gaaraya 30 arday ayaa bartay xirfada Harqaanka iyado lagu doonsiiyay harqaanadii ay ku hoowlgali lahaayeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here