Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 24 Haween oo bartay Akhriska iyo Qoraalka luuqada carabiga iyo Xifdinta Qur’aanka kariimka Islmarkaana ka aflaxday Machadka Daarul-Hijra ayaa munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Munaasabada lagu maamuusayay ardaydaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka, Culimo udiin, Macallimiin, Waalidiin, Haween iyo ardyda loo qabtay munaasabada.
Warbixintan waxaa noo haya Cabdimajiid Aweys Isaaq.