Haween bartay xirfadda farsamada gacanta oo munaasabad loogu qabtay degmada Kalabeyr

0
32

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munasabad ay ku qalin jabinayeen In ka badan 130 gabdhood oo bartay xirfadda farsamada gacanta ayaa lagu  qabtay degmada Kalabayr

Gabdhaha ayaa bartay xirfado kala duwan sida dhar karinta iyo cilaan saarka waxana qeyb ka qadtay barshada xirafadan haay’adda care.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.