Baladweyne ( Radio Beerlula )-Hay’adda Barwaaqo Voluntary Organization ayaa Degmada Oodwayne kusoo bandhigtay 40 ka mid ah, haweenka degmadaasi kuwaasi oo ay bareen xirfadda Dawaarka iyo iyo waxyaabo kale oo ay barteen
madasha aay kusoo bandhigayeen xirfada aay barteen haweenkan waxa goobjoog ahaa maamulka degmada Oodwayne mas’uuliyiin katirsan Hay’adda Barwaaqo Voluntary Organization iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


