Haween Boolis ah oo tababar loogu qabtay Burco

0
111

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Dalada isku xirka Nagaad oo kaa shaneysa hay’adda qaramada midoobey ee UN-WOMAN ayaa Tababar u qabatey haweenka Booliska ee Gobolka Togdheer magaalada Burco.

Tababarkan oo ku saabsanaa xuquuqda aas-aasiga ee Bini’aadamka iyo sidii loo maareeyn lahaa tacadiga iyo xadgudubka ka dhanka ah haweenka iyo caruurta ayaa waxa kasoo qeyb galay mas’uuliyiinta Dalada Nagaad.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here