Haween degan Baladweyne oo tacbashada beeraha ka mareeya nolol maalmeedka qoyskooda.

0
188

Baladweyne (Radio Beerlula)-Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku dhiiraday ineey tacbadaan beeraha hoosyimaada magaalada kuwaasi oo uga so baxa dalagyada Galeeyda ,Masagada iyo yaanyada.
Dalagyada uga soo go’a beerahooda ayay u iib geeyaan haweenkan suuqyada magaalada Baladweyne iyo gobolada dhexe ee dalka si ay uga helan lacago ay ku mareeyaan nolol malmeedka qoyskooda.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here