Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbadda hoose ayaa sannadihii la soo dhaafay laga hirgeliyay goobo lagu qurxiyo haweenka kuwaasoo ay furteen haween kale iyadoo goobahan ay fursado shaqo ka heleen haween badan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.