Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool Haween badan kuwaasi oo nolosha Reerkood ka maareeyo dubista Canjeerada iyagoo ka dubo maqaayadaha ku yaalo magaalada Baladweyne.
Haweenkaan ayaa si maalin ah lacgta lagu siiyaa iyagoo dhaqaalaha ay ka helaan ay noloshood ku qoysaskooda ku maareeyaan.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.