Haween isku baheystay wax soo saarka beeraha gobolka Hiiraan.

0
124

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Tacabka beeraha oo markii hore inta badan ay ku badnayeen raga ayaa waxaa hadda ku biiray haween badan kuwaasoo qeyb ka ah iskashtooyinka beeraha gobolka Hiiraan.

Haweenkan oo ku jira iskaashatooyinka beeraleyda Kulmiye iyo Garaash oo ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa ku ahminaya inay soo saran wax soo saar dhanka beeraha oo ku cusub gobolka, iyo inay kordhiyaa wax soo saarka beeraha .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.