Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool haween badan oo noloshooda ka maareeya Karin Shaxa
haweenkan ayaa Kariya Shaxa Kadibna Daqliga kasoo Galo Ayeey Kumareeyan Nolosha Qoyskoda
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


