Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa waxaa ku nool haween badan oo iibiyo Dalagyada ka soo go-o Beeraha Gobalka Hiiran kuwaasi oo kaalin kaqaato sidii ay u Hormarin lahaayeen qoysaskooda maadama ay Ragooda inta badan ay shaqeeynin.
Haweenka ayaa ku ganacsada suuqa qudaarta ee Buundaweyn ee magaalada Baladweyne.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.