Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tababar kusaabsan Kobcinta Aqoonta Ganacsiga Xoolaha iyo Xool-dhaqatada ayaa lagu qabty magaalda Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.
Munaasabada daafurka tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Wasaaradda daaqa iyo xoolaha maamulka KGS, maamulka Degmada, ganacsato ,Xoolo dhaqato iyo qaybaha kale ee bulshada magaalada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waneey.