Haween ku nool Baladwayne oo loo qabtay tababar ku saabsan cilaan saarka

0
47

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xarunta quruxinta haweenka  hubaal ee  maagalada Baladweyne ayaa tababar u qabtay in ka badan 20 haween ah.

Tababarkan ayaa lagu baranyaa cilaan saarka nocyadiisa kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen .