Haween ku nool Baladwayne oo noloshooda ka maareeya sameeynta Sambuuska.

0
37

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haweenkaan Oo ku nool magaalada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan ayaa ku shaqeeysto sameynta sambuuska inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.

Hawenkaan ayaa shaqo abuur ka helay sameenta sambuuska iyagoo malintii u sameyo hawenka kale ee ku nool magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.