Haween ku nool Baladweyne oo barata xirfadda farsamada gacanta si nolol maalmeedka qoyskooda door uga qaatan.

0
87

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haweenka oo kunool magaalda Baladweyne ayaa bilaabay in ay bartaan xirfda gacanta gaar ahaan tolista dharka iyagoo doonay marka ay bartaan xirfdaan inay ku shaqeeystaan.

Haweenkaan ayaa wax ay dhigtaan dugsiga farsamada gacanta ee Cabaas oo ku yaalo xaafadda Buundaweyn ee magaalada Baladweyne.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.