Haween ku nool Baladweyne oo bilaabay qorshe ay ku dhimayaan miisaanka jirkooda.

0
107

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkaan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay dadaallo aay ku dhimayaan miisaanka jirkooda iyo xanunada ka dhala kara aala-miira la-aanta sida sokorta iyo dufanka jirka iyagoo socod ka bilaaba subaxkasta suuqa daraawiishta waxaana aay tagaan duleedka magaalada si aay isaga keenaan dhidid badan .

Haweenkan ayaa koox koox isku raaca iyagoo adeegsanaya laamiga dheer ee dhaxmara magaalada .

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo luul Aadan Xuuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here