Haween ku nool Baladweyne oo istaagay ka qeeybqaadashada nabada

0
109

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa isku xilqaamay sidii bulshada loogu baraarujin lahaa ahmiyadda ay leedahay Nabadda iyagoo xiliyada qaar xaliya khilaafadka inta badan soo kala dhax gala bulshada xaafaddaha ay degan yihiin.

Haweenkaan ayaa si iskood ah isku xilqaamay si ay Nabbada kuga shaqeeyaan.

Warbixintaan waxa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.