Haween ku nool Baladweyne oo la yimid hal abuur ganacsi.

0
132

Baladweyne (Radio Beerlula)-Khadijo Cabdule Faarax oo kamid ah haweenka ku nool Magaalada Baladweyne ayaa abuuratay fursad ganacsi iyadoo xaafada Buunda-weyn ku sameeysa uunsiga lagu carfiyo guryaha .

Mararka qaar waxa ay ku wareejisaa xaafadaha magaalada si looga iibsado iyadoo lacagaha ay ka hesho ku maareyso nolol maalmeedka qoyskeeda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud