Baladweyne (Radio Beerlula)-Nimco Maxamed Xasan oo kamid ah Haweenka magaalada Baladweyne ayaa abuurtay fursada shaqo taasi oo ah karinta dharka looyaqaano kariska iyadoo si maalina ah usoo saarto dharkaan.
Dharkaan kariska ah ayay ka sameeysaa midab kale duwan oo kalar ah kuwaasi oo ay isku dardartay iyadoo dhaqaalaha ay ka hesho kudabarto nolosha qoysaskooda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud
Audio Player