Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa kunool Haween badan kuwaasi oo nolosha qoyskood ka maareeyo sameenta sinsinta iyo loowska .
Haweeenkaan ayaa sinsinta iyo loowska ay sameeyaan wax ay ku wareejiyaan suuqyada magaalad waxaa ka iibstado bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.
Audio Player