Haween ku nool Baladweyne oo nolol maalmeedka qoyskooda ka mareeya iibinta dharka huudheyda.

0
223

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladwyne ee Xarunta gobalka Hiiran waxaa ku nool haween badan oo noloshooda ka maareeya iibinta dharka hudheyda iyagoo ku ganacsada hareeraha wadooyinka Magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedineeysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.