Haween ku nool Baladweyne oo nolosha qooyskooda ka maareeya iibinta Jicibta.

0
182

Baladweyne (Radio Beerlula)- Jicibta oo kamid ah miraha kabaxa gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka ganacsada haween badan oo ku nool magaalada Baladweyne kuwaasi oo kasoo iibsado dad ree mii ah oo ka keena deeganada laga hello jicibta waxaana haweenkan ay sii saartaan lacago kale si nolosha qoyskooda uga maareeyaan.

Warbixintan waxaa inoo  haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.