Haween ku nool Baladweyne oo nolosha reerkooda ka maareeya Malaasta Guryaha.

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkaan oo kunool magaalada Baladaweyne ayaa kushaqeeysto Shaqada guri malaaska iygoo lacagah ka hela ku maareeyo Nolosha qoysaskood.

Haweenkaan ayaa Subax kasta u jarmaad tago xaafaddaha magaalada si ay ugu soo malaasaan dadka dagan xaafadah ay Shaqada udoontaan.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo maxamad Maxamuud.