Haween ku nool Baladweyne oo nolosha reerkooda ka mareeyaan dhaqista dharka iyo ka shaqeynta guryaha.

0
170

Baladweyne (Radio Beerlula)-Duruufaha ku xeeran nolosha reerkooda ayaa haweenkan ku kaliftay inay haweenka asaagoood oo kale ah dharka u dhaqan islamarkana guryaha uga shaqeeyaan iyadoo lacagaha ay ka helan ay ku mareeyaan nolol maalmeedka qoyskooda.

Haweenkan ayaa lacagaha loo siiyaan si maalin ah halka kuwa kalana la siiyo bisha marka ay dhamaato.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.