Haween ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta mac-macaanka inta lagu guda jiro bisha barakeeysan Ramadaan.

0
243

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool haween badan oo nolosha reerkooda ka maareeya xirfado iyo ganacsi ay abuurteen sida sameeynta mac-macaanka sanbuuska kac-kaca iyo Bajiyaha waxaana ay kasii iibiyaan bulshada magaalada maadama lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.

Qaar kamid ah Haweenkan ayaa Radio Beerlula uga warmay qaabka ay usameeyaan macmacaanka iyo sida dadka ay uga iibsadaan inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.