Haween ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta qudaarta

0
115

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Haweenkaan oo ku nool magaalada Beledweyne ayaa ka ganacsada noocyada kala duwan ee khudaarta iyaga oo ku iibiya suuqa ugu weyn magaalada kaasi oo lagu gado dalagyada ka soo go- Beeraha.

Haweenkan ayaa noloshooda ka maareeya ganacsigan iyaga oo khudaarta laga keeno beeraha soo iibsada si ay bulshada uga sii iibiyaan isla markaasina aay uga helaan faa-ido.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here